kulanka looga hadlayay arrimaha bini’aadanimo oo lagu qabtay Kismaayo

0
87

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka lagu hadalyay arrimaha bini’aadanimo ee kasoo cusboonaada deeganada Jubbaland.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Agaasimayaasha Wasaaradaha Kaluumaysiga iyo Biyaha, sido kale waxaa goob joog ahaa gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Jubbaland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.