Kulanka looga hadlayay xakameynta xanuumka Qaaxada oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimadka Soomaaliland qaybteeda xakameynta Xannuunka Qaaxada ayaa Magaaladda Hargeysa ku gabagabeysay kulankan oo ku saabsanaa dib u eegista waxqabadka 6-da bilood ee lasoo dhaafay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aaden.