Kulanka wadatashi ah oo ku saabsan xeerka nadaafadda guud iyo maareeynta qashinka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye Kuxigeenka Arr.Bulshada iyo Wacyigelinta G.Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa  magaalada Muqdisho ka daah furay kulanka wadatashiga Bulshada Caasimadda ee xeerka nadaafadda guud iyo Maareeynta Qashinka ee G.Banaadir

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay gudomiyaasha degmooyinka agsimayaasha wasaraddaha mamulka gobolka banadir iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here