Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka maamulka Puntland ayaa Degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ku qabatay kulanka wadatashiga ee ilaalinta Deegaanka iyo xeebaha.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybagalay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Deegaanka Dowlad gobaleedka Puntland,Maamulka Degmada Eyl iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmadasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.