Baladweyne (Radio Beerlula )-Wasarada Dasturka kGS ayaa magaalada Baydhabo ku Qabatay Kulanka Wax ka Bedelka Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dasturka KMG dalka.
Waxaa kulanka goobjoog ahaa agaasimaha guud wasaarada Dastuurka koofurgalbeed waxgarad iyo madax kasocotay ururada Bulshada Rayidka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


