kulanka xoojinta doorka haweenka ee ciidamada booliska Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
96

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga Gudaha Jubbaland, Sareeye Gaas Yusuf Xuseen Cismaan Dhumaal, ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay kulanka wadatashiga ee lagu xoojinayo doorka haweenka ee ciidamada booliska Jubbaland.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay haweenka ku jiro ciidanka boliska sarkiisha ciidanka aqoon yahano wasiiro xildhibaano ururada bulashada

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here