Kulankan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dambiyada ka dhan ah Duurjoogta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
23

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay Isku-dubbaridka Dambiyada Duurjoogta Soomaaliya.

Shirka waxaa ka qeeybgalay wasaaradaha cadaalada kaluumeysiga xanaanada xoolaha xubno kasocday xafiiska Raysalwasaaraha iyo madax kasocotay maxkamadaha garsoorka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya  Cumar Yuusuf Aadan .