Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shir guddoomiyey kulankan oo looga hadalayay isku dubaridka Gurmadka bani’aadanimo ee deegaanada KGS
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa hay,adaha ka shaqeeya arimaha gar gaarka iyo madax ka socotay wasaarada gar gaarka KGS.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.