Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobalka Awdal ee maamulka Somaliland Maxamuud jaamac Xodey ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay adkeeynta amniga iyo dardargalinta adeegyada bulshada.
Kullana oo ka qabsoomay magaalada Boorama ee Xarunta Gobalka Awdal ayaa waxaa ka qeyb-galay guddiga amniga Gobalka Awdal,sarakiil ka tirsan ciidamada Booliska maamulka Somaliland iyo masuuliyiinta dowadda hoose ee magaalada Borama.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.
Audio Player

