Kullan looga Hadlayay adkeeynta amniga oo lagu qabtay Degmada moyaale

0
171

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobalka Daawo ee Dowlad Degaanka Soomalida Itoobiya Abshir Xassan Abshiro ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay adkeeynta amniga degmada mooyaale.

 

Kullanka oo ka qabsoomay Degmada Moyaale ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka Gobalka Daawo,kan Degmada moyaale iyo saraakiisha amniga,

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here