Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka Hilaal ee magaalada Boosaaso ayaa lagu soo gabgabeeyay labo Kutub oo Diini ah kuwasoo socoday mudo aad u dheer.
Waxaa ka soo qeybqalay culumo u diinka magaalada,Waalidiin ,Ardayda kutubada loo soo xiray iyo bulashada qeybaheeda kala duwan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


