Kylian Mbappé Oo Seegi Kara Kulanka Atletico Madrid

0
8

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xiddiga Kylian Mbappé ayauu shaki ku jiraa kulanka adag ee ay kooxdiisu la ciyaari doonto Atletico Madrid.

Real Madrid ayaa la ciyaari doonta Atletico Madrid Axada dambe kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Xiddiga Kylian Mbappé ayuu dhaawac muruqa ah ka soo gaadhay xiddiga kulankii ugu dambeeyay ee ay ciyaartay.

Wargayska Relevo ayaa sheegaya in uu shaki ku jiro taam ahaanshaha xiddiga ee kulanka Atletico Madrid.

Kylian Mbappé ayaa 5 gool u dhaliyay kooxda Real Madrid 7 kulan oo uu ciyaaray horyaalka La Liga.