Laamaha amaanka dagmada Marka oo amar kasoo saaray dadka beerta waxyaabaha maanka dooriya

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Marka Iyo Laamaha Amniga Ayaa Awaamiir Culus ka soo Saaray Beerista Iyo Ka Ganacsiga Xashiishka kasoo mudooyinkii dambe aad ugu soo batay bulashada degmada.

Ganacsiga iyo beerista xashiishka ayaa Qatar amini ku ah amaanka guud kasoo mesha ka saaraya shaqooyinka ay qabtaan laamaha amaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here