Laamaha amniga Muqdisho oo qabtay waxyaabaha maanka dooriya

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ciidanka qeybta Anshaxa iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa  magalada muqdisho ku  qabtay dad ku isticmaalayay Xashiish iyo Khamari kuna iibiyo xaafadaha maagalada Muqdisho

Wax yabaha la soo qabtay ayaa waxaa ka mid ah xashiishka calaqa iyo qamriga kuwaas oo Qatar ku ah mustaqabal dhalinyarda

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.