Labatan kun oo dollar oo lagu wareejiyay guddiga horumarinta iyo dhismaha wadooyinka degmada Carmo

0
271

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Shirkadda isgaarsiinta Goolis ayaa lacag dhan $20,000 (Labataan kun oo doolar) ku wareejisay guddiga horumarinta iyo dhismaha wadooyinka degmada Carmo oo ay iska kaashanayaan dhismahooda Bulshada ku nool Degmada.

Munaasabada lagu wareejinayey Lacagtaan ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socday Shirkada Isgaadhsiinta Golis, Xubno ka socday Ururada Bulshada iyo Odayaal.

Warkan waxaa inoo haayo Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here