Lacagaha dhijitaalka oo wajahaya hoos u dhaca.

0
107

Todobaadkii ugu dambeysay Suuqa lacagaha Dhijitaalka ah ee kala ah Bitcoin, Ethereum iyo Solana ayaa wajahaaya marxalad hoos-u-dhac

Hoos u dhacan ayaa bilowday kadib markuu uu isbuucii hore qarxay dagaalka u dhexeeya Iiraan iyo Israaiil.

Bitcoin oo ah lacagta ugu weyn uguna caansan suuqan ayaa lumisay 4.58%, halka Ethereum ay noqotay tan ugu khasaaraha badan saddexdan lacagood, iyada oo toddobaadkan la kulantey hoos u dhac dhan 9.83%.

Sidoo kale Solana, oo horay loogu ammaani jiray xawaareheeda iyo qiimaheeda jaban, ayaa si weyn u khasaaray iyada oo hoos u dhacay 8.43%.

Khuburada dhanka dhaqaalaha ayaa saadaalinayaan in hoos u dhacan uu sii socon doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here