Liiska usoo gudbay imtixaanka qoraalka ee codsiga jagada macalinimo oo la shaaciyay

0
364

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa soo bandhigtay liiska u soo gudbay imtixaanka qoraalka ah ee codsiga jagada macallinimo.

Musharaxiinta usoo gudbay imtixaanka qoraalka ah waxa ay imtixaanka ku geli doonaan gobolladii ay soo doorteen markii ay soo codsanayeen shaqada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

No photo description available.May be an image of text