liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Celta Vigo

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulankooda labaad horyaalka La Liga Xilli ciyaareedka cusub 2022/23, kaasoo ay booqan doonaan kooxda Celta Vigo.

Liiskan lagu dhawaaqay ee magacayada xiddigaha kooxda Real Madrid ugu qeyb galaya kulanka Celta Vigo ayaa laga reebay magaca Casemiro, maadaama la filayo in si rasmi ah loogu dhawaaqo 48 saacadood gudahood ku biiristiisa naadiga Manchester United.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa hoggaaminaya xiddigaha kala ah, Benzema, Hazard, Vini Jr, & Modric.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ee Celta Vigo:Image