Liverpool Oo Garaacday Southampton

0
269

Baladweyne(Radio Beerlula)- Liverpool ayaa guul muhim ah ka gaartay kooxda Southampton iyagoo 2-1 ku garaacay kulankii ay martida u ahaayeen kooxda Saints.

Sadio Mane iyo Roberto Firmino ayaa shabaqa u soo taabtay halka goolhayahooda Adrian qalad uu sameeyay ay Southampton ku heshay goolka kaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here