Maalinta Caalamiga ah ee nabadda oo maanta dunida laga xusayo

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sanadkasta marka la gaaro 21-ka September maanta oo kale dunida waxaa laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda taasi oo aay Qaramada Midoobay u asteeyeen 1981 si loogu wacyigeliyo bulshada caalamka qiimaha nabaddu leedahay iyo baahida loo qabo in la joojiyo colaadaha waxaana Sanadkii, 2001, la go’aamiyey in maalintan la xuso 21ka Sebtember sanad walba.

Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda waa maalin caalami ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo qiyamka nabadda, wada noolaanshaha iyo iskaashiga caalamiga ah.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here