Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxwaynaha Soomaliland mudane C/raxamaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) ayaa Dhagax-dhigay bilawga iyo dhamaystirka wadada dheer ee isku xirto Baki iyo Boorama.
Dhagax dhigan wadadan ayaa waxaa ka qeyb mamulka gobolka awdal kan degmada wasiiro xildhibaano iyo marti sharaf kale
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player

