Maamul cusub oo loo magacaabay xaafaddaha magaalada Baladweyne

0
523

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa guddoomiyaal ku xigeeno iyo xoghayaal cusub  u magacaabay afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne kadib soo jeedin ka timid duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here