Maamulaha Iskuulka Naafada Baydhabo oo dalbaday in loo dhiso dhismaha iskuulka oo burbursan.

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka Naafadda Baydhabo waxaa wax ku barta 480 arday oo isugu jirta naafo iyo kuwa danyar ah oo si lacag la’aan ah wax uga barto iskuulka.

Iskuulkan oo ku yaalla duleedka Baydhabo ayaa burbursan dhismihiisa waxaana ardeyda wax ka barata ka kala yimaadaan xaafadaha magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.