Maamulka Dagmada dhoobley oo soo Bandhigay Maandooriyaal

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ciidanka Booliska degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriye khamri ah oo noocyo badan iskugu jira, iyo ninkii watay, kadib howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen gaadiidka magaalada soo gala iyo gudaha magaalada.

Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu ciribtirayo maandooriyayaasha iyo falalka lidka ku ah nabadda bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here