Maamulka Dagmada dhuusamareeb oo sheegay in ay wax barashi siin doonaan dadka baahiya gaarka qabo

0
165

Baladweyne(Radio Beerlula)-Gudoomiyaha gudiga arimaha bulshaga golaha deegaanka Dhuusamareeb Dr Suleemaan Yuusuf Axmed oo shir jaraaid ku qabtay magaalada dhuusamareeb ayaa sheegay in gudoonka degmada ay kala hadlayaan waxbarasho siinta dadka baahiyaha gaar ka ah qaba.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.