Maamulka deegaanka Balidhiig oo lagu wareejiyay dhismo cusub oo loogu talo galay in loogu adeego bulshada.

0
303

Baladweyne (Radio Beerlula)- Agaasimaha guud ee waaxda madaxtooyada gobolada Bari ee maamulka Soomaliland ayaa ururka horumarinta degmada balidhiig kala wareegay dhismo cusub oo loogu talo galay in loogu adeego degmada.

Dhismahaan cusub ayaa waxa uu ka koobanyahay xafiisyo , goobo lagu nasto , Gushiinka wax lagu karsado , suulida , agabka korontada dhaliya iyo qaybo kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.