Maamulka deegaanka -Barwaaqo ee degmada Dhoobleey oo Codsaday in loo dhiso Xarumo waxbarasho.

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tuulo Barwaaqo oo kamid tahay Tuulooyinka Hoos yimaada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah mid ayna xiligan ka jirin Goobo Waxbarasho

Tuladan ayaa laheyn goobo ay wax ku bartaan ubadka ku nool Tuuladaasi sida uu sheegay Guddomiyaha Tuulo Barwaaqo

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.