Maamulka deegaanka Inamad ee gobolka Galgaduud oo codsaday in loo dhiso xarumo waxbarasho.

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada iyo maamulka degaanka Inamad oo hoostaga magalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo Hay’adaha kashaqeeya waxbarashada ka codsaday in lagala qeyb qaato dhsimaha Schoolka degaanka Inamad.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan