Maamulka degmada Baladweyne oo dalbaday in laga qeyb qaato ciid siinta caruurta danyarta

0
567
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiya kuxigeenka arimaha bulshada dagmada Baladweyne Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo lahadlay Radio Beerlula ayaa  ka codsaday   ha’yadaha ganacsata iyo dhammaan cid kasto oo wax haysato inay ka qeyb qaatan sidii loo ciid siin lahaa dadka danyarta ah gaar ahaan kuwa agoonta ah iyo kuwa ku jiro xeryaha barakacayasha ah ee ku yaalla magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here