Baladwayne ( Radio Beerlula )-In kabadan afar doomood oo sida deeq gargar ah ayaa kusoo xirtay buundaliqliqato.
Deeqdan ayaa kamid ah gar gaar dhawaan soo gaaray magaalada Baladweyne kana yimid Dowlada Soomaliya.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.