Maamulka degmada Baladweyne oo ka dalbaday wasaaradda maaliyadda Hirshabeelle inay soo celiso lacagta shilinka Soomaaliga.

0
290

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Baladweyne Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in shilin Soomaali la’aanta ka jirta magaalada ay dhibaato badan ku heyso dadka danyarta.

Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa ka dalbaday wasaaradda maaliyadda Hirshabeelle inay ka dhabeyso ballanqaadkii ku aadana inay soo celin doonto isticmaalka lacagta shilinka Soomaaliga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here