Maamulka degmada Baladweyne oo ku baaqay in loo istaago wax ka qabashada sameyntii ka dhalatay fatahaadda.

0
63

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa waxaa sameyn ku yeshay fatahadii wabiga shabeebelle ee dhexe maro magalada baladweyne

Fatahaada ayaa bur bur xoogan u geystay bundooyinka iyo wadooyinka muhiimka ah ee magalada baladweyne.

Warkan waxaa inoo haya xaawo Aadan Xuseen