Maamulka degmada Baladweyne oo qalab dhisme ku wareejiyay guddiga Isbitaalka deegaanka Coomaad.

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maayarka Magaalada Baladweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa deeq iskugu jirto shamiito iyo agab kale gaarsiisayay deegaanka Coomaad ee gobolka Hiiraan.

Agabkan ayaa loogu talagalay in lagu dhiso isbitaalka Deeganka Coomaad oo dhawaan ladhagaxdhigay.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.