Maamulka degmada Baladweyne oo shacabka ku amray inay goobahooda ganacsiga ku qoran afka Soomaaliga

0
433

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada degmada Baladweyne Cabdiraxmaan Maxamed  Xuseen  ayaa ganacsatada magaalada Baladweyne ku amray inay ku qoraan xarumahooda ganacsi  afka Soomaaliga.

Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo la hadlay Radio Beerlula ayaa sheegay in shacabka magaalada ay dhibaatooyin ku qaban afafka qalaad ee lagu qoro boorarka lagu dhajiyo afaafka hore ee goobaha ganacsiga islamarkana cidii fulin weysa talaabo ay ka qaadi doonaan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here