Maamulka degmada Baladweyne oo wada qorshe lagula dagaalamayo maandooriyaha.

0
110

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Dagmada Baladweyne Cumar Cisman Calsoow oo wareeysi siinaayay Radio Beerlula ayaa sheegay inay wax badan ka qaban doonaan ka maamul ahaan dadka ka ganacsado Maandooriyaha kuwaasi oo soo galiyo magaalada maandooriyaha iygoo kaashanaayo laamaha amniga ee booliska Dagmada baladweyne.

Maandooriyaha ayaa waxaa dhibaatooyin badan ku qaba dhallinyarada Soomaaliyeed ee isticmaalo maandooriyaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.