Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ilaa 20 guri oo ay duleedka magaaladaasi ka dhiseen jaaliyada ka soo jeeda degmada Baraawe ku wareejiyay dad danyar ah.
Wareejinta guryahan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka degmada, xildhibaanada,iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


