Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad oo ay soo agaasimtay wasaarada arimaha gudaha ee maamul goboleedka koonfur galbeed ayaa lagu qabtay xaruunta wasaarada
Munaasabada oo u jeedkooda ahaa wareejinta agab xafiiseed loogu tala galay xafiisyada dowlada hoose Agab xaiifeedsaad oo isugu jiray agabka xafiiska canshuurta iyo guryaha
warbixintan waxaa inoo haya Bilaal daahir waaney.