Maamulka degmada Baydhabo oo amar ku soo rogay gaadiidka xamuulka ah.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiya magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Cabdullaahi Cali oo shir shiraaid ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa awamiir kasoo saaray marinka wadooyin oo dhismayaal ku socdo islamarkana ku yaalo magaaladaasi.

Gudoomiyaha ayaa soo saaray Awaamiir ah in gadiidka xamuulka aay marin karin wadooyinka oo dhismaha ka socdo kuwaasi oo ku yaalo magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.