Maamulka degmada Boosaaso oo bilaabay olole lagu furayo jidadka xiran.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowladda Hoose ee degmada Boosaaso oo kaashaaneeysa bulshada magaaladaasi ayaa Xaafadda Biyo Kulule ka sameeysay olole lagu furayo wadooyinka yaalay dhagaxaanta.

Ololehaan ayaa qeyb ka ah dadaalada lagu soo celinayo bilicda magaalada Boosaaso

Warbixintan waxaa so jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here