Maamulka degmada Bosaaso oo amar dul dhigay dadka guryaha ka dhisanaya hareeraha xeebta.

0
82

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada hoose ee magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa amaro ku soo rogay dadka dhisanaayo hareeraha xeebta magaaladaasi.

Dadka degan aggaarka xeebta ayaa lagu amaray inay sida ugu dhaqsiyaha badan ay kugu guuraan badda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here