Maamulka degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan oo xariga ka jaray ceelka biyaha Qansaxle.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Buulo-Burte ee Gobalka Hiiraan Xasan maxamed Cabdi oo uu Wehliyo Duqa Magaalada sadaam Cabdi iidow ayaa xeraga ka jaray ceel-Biyoodka Qansaxale oo dib u dayax tir lagu sameeyay.

 

Ceel-Biyoodka Qansaxale ee degmada Buulo-burte oo markii hore soo gaaray burbur ayaa waxaa dib u dayax tir ku sameeysay Hay’adda IOM oo ka shaneeyso maamulka Degmada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.