Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyarada isxilqaan ayaa maamulka degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud kuwareejiyay gawaaari Dabdamis ah iyo gaari booyad ah.
Munaasabada ayaa waxaa kusugnaa maamulka degmada waxgarad ganacsato iyo ururada Bulshada Rayidka.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullahi


