Maamulka Degmada Dhuusamareeb oo wada qorshe looga hortagayo xalufinta dhirta.

0
184

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xaalufinta dhirta ayaa sababta isbadalka cimilada roob yarida iyo barakaca dadka reer guuraaga ah iyo dhibaatooyin kale.

Gudoomiyaha arimaha bulshada golaha deegaanka dhuusamareeb Dr suleymaan Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maamulka degmada uu wado qorshe looga hortagayo xaalufiinta dhirta.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.