Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaradda beeraha iyo Waraabka Maamulka Galmudug oo gaaray Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Kudhawaad 500 Oo Geed oo loogu tala galay cagaarinta magaalada ku wareejiyay Mamulka degmada Galkacyo.
Waxa Goobjog Ka’ahaa Wareejinta Geedaha Wasiirka wasaarada Beeraha Waraabka Mamulka Galmudug Wasiir Kuxigeenka wasaradas Iyo Agaasimaha Guud isku Duwaha Gobolkas.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


