Maamulka degmada gaalkaco oo dhagaxdhigay xarunta Bishacas.

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya oo magaaladaas laga hirgelinayo.

Munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa kusugnaa maamulka degmada Gaalkacyo xubno kasocday hay,ada Bishacas iyo waxgarad.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here