Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay sidii loogu gurmadi lahaa dadkii ay waxyeelada hantiyeed kasoo gaartay dab dhowaan ka kacay kaalin shidaal oo ku taallay magaalada Gaalkacyo.
Dabka ayaa sababay burbur hantiyaded oo isugu jiray goobo ganacsi iyo guryo ka ak dhawaa kuwaasi oo qiimahooda lagu qiyaasay laba,boqol oo kun oo doollar.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.