Maamulka Degmada Hobyo oo bilaabay dayactirka wadooyiinka

0
11

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay dayactirka iyo qorshayaal wax looga qabanaayo bacaadka buux dhaafiyay wadooyiinka magaaladaasi.

Dayarctirkaan ayaa laga bilaabay Wadooyiinka Degamada Hobyo gaar ahaa wadada xiriisa Dekedda iyo Magaalada waxa iska kaashanaya maamulka Degamada Hobyo iyo ganacsatada Dekedda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here