Maamulka Degmada Hodan oo dhagax dhigay dhismaha wadada Soonakey

0
68

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degamada Hodan Cali Faahle ayaa Dhagax dhigay dhismaha 10 wado oo laha hirgalinaayo Soonkey.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degamada Hodan , Mas’uuliyiin ka socday Gobalka Banaadir iyo bulshada ku nool degmada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here