Maamulka degmada Jalalaqsi oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro qoysaska ay sameysay fatahaada ku dhufatay degmadaasi.

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudomiyaha degmada Jalalaqsi  Nuur Maxamed Absuge ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lasoo gaarsiyo dadka ku nool degmadaasi oo uu saameyay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Xaafadaha ay biyaha go,domiyeen ayaa waxaa  ka mid ah  howldaag,wadajir, Horseed iyo xaafadaha kale ee dagamada jalalqsi.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.