Maamulka degmada Jowhar oo bilaabay diwaangelinta shacabka xaafaddaha.

0
76

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda hoose ee magaalada Jowhar ayaa maanta furtay barnaamijka dad dhigista oo lagu diiwaangelinaayo shacabka magaalada Jowhar.

Madasha lagu daahfurayay ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada Jowhar iyo qeeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here